Ujeedo: Baahin Qandaraas Dhisme
Xukuumada Jamhuuriyada Somaliland oo maraysa Guddida Qandaraasyada Qaranka, waxay si kalsooni leh ugu baahinaysaa dhamaan qandaraaslayasha u qalma inay so xereeyaan qandaraaska Dhismaha xabsiga Degmada Oodwayne ee Gobolk...
