
Ujeedo: Baahinta Qandaraasyo Furan
Hargeysa[01-sep-2025]Xafiiska Guddida Qandarasyada Qaranka Somaliland wuxu halkan ku baahinayaa ogaysiis qandaraas furan. Waxa lagu wargelinayaa dhamaan shirkadaha, ganacsatada, iyo cid kasta oo danaynaysa oo ka shaqeeya hawlaha dhismaha kala duwan iyo bixinta adeegyada kala duwan in loo hayo qandaraasyo ay u baahan tahay dawladu
Alla Mahad leh
Xafiiska warbaahinta, xidhidhka dadweynaha iyo tegnolajiyada ee Guddida Qadaraasyada Qaranka JSL

