BAAHIN LABA QANDARAAS

Xafiiska Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland wuxuu baahinayaa, isla markaana ay ganacsata Raashinka iibisa iyo Ganacsata Daabacda Buugaagta Manhajka Madarasadaha Quaraanka iyo cidkasta oo danaynaysa usoo ban dhigayaan Raashinka Caruurta Darbi jiifka ah iyo Buugaagta Manhajka Madarasadaha Quraanka, iyadoo loo doonayo dawladda faah- faahinta Labada Qandaraasna waa sidan hoos ku qoran.

S/N FAAH-FAAHINTA NOOCA BUUGA LA DOONAYO TIRADA BUUGAAGTA
1 Buugu waa inuu ka koobnaado ugu yaraan 130 Page waa inuu buugu ahaado dhamaan wada midab (Full Color)
waa in Coverka Buugu ahaado 250grm isla markaana uu adkaado (Hard Cover)
Waa Hal Buug
S/N FAAH-FAAHINTA NOOCA RAASHINKA LO DOONAYO W/SHAQO GALINTA, ARRIMAHA BULSHADA IYO QOYSKA
1 Sonkor
2 Bariis
3 Daqiiq
4 Digir
5 Harakoo
6 Caano
7 Saliid
8 Pasta
9 Dacas
10 Shaah
11 Saabuun Jidh
12 Sharaab
13 Taydh
14 Saabuun Oomaar
15 Shanpoo
16 Saliid Madax
17 Jafeel
18 Buugaag
19 Qalimaan
20 Beed
21 Xaabo
22 Biyo
23 Dhuxul
24 Adhiga Caruurta

Waxa lala socodsiinayaa dhamaan tartamayaasha sharafta leh in labadan qandaraas ee kor kuxusan lafuraayo 19 February 2019 isla markaana xidhmayaan 24 February 2019 Maalinta Axada ah saacadu markay tahay 10:00 am, waxaana la furi doonaa labadan qandaraas ee kor kuxusan 25 Febuary 2019 10:00 am subaxnimo maalinta Isniins ah, waxaana la furidoonaa labadan qandaraas Xafiiska gudiga Qandaraasyada Qaranka Somaliland.

Haddaba, Cidii danaynaysa labdan Qandaraas hakala soo xidhiidhaan xafiiska Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo ku yaala shacabka Agagaarka Emperial ama soo garaac Telka: 0634471788 ama 0634400437.

ALLAA MAHAD LEH
Maxamed Axmed Xassan (Jabarti-Saadle)
Agaasimaha Guud ee G.Q.Qaranka