Baahin Qandaraas: 01 September 2019

Xafiiska Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland wuxuu baahinayaa, isla markaana ay ganacsata Gaadiidka iibisa iyo cidkasta oo danaynaysa usoo ban dhigayaan gaadhi loo doonayo dawladda oo faah-faahintiisuna hoos ku qoran tahay.

S/N Nooca Gaadhiga loo doonayo Dawladda Faah-faahinta Gaadhiga
1 Toyota L/Cruiser VX (1)Engine IHD (2) Automatic (3.) Model 1994

Waxa lala socodsiinayaa dhamaan tartamayaasha sharafta leh inuu qandaraaska Baabuurku furmaayo 01/09/2019 isla markaana uu xidhmayo 03/09/2019 Maalinta Salaasada ah saacadu markay tahay 10:00am. Waxaana la furi doonaa qandaraaska Baabuurka 04/09/2019 10:00am subaxnimo maalinta Arbacada ah, waxaana lagu furi doonaa Xafiiska Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland, isla maalintaasina ay dhici doonto kala xulida iyo kala saarista tartamayaasha.

Haddaba, Cidii danaynaysa Qandaraaska Gaadhigaas iyo Faah-faahintiisaba hakala soo xidhiidho xafiiska Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo ku yaala shacabka Agagaarka Emperial ama soo garaac Tellka: 0634471788 ama 0634400437.

ALLAA MAHAD LEH
Maxamed Axmed Xassan (Jabarti-Saadle)
Agaasimaha Guud ee Guddida Qandaraasyada Qaranka