Baahin Qandaraas: 03 September 2019

Xafiiska Guddida Qandaraasyda Qaranka Somaliland wuxuu baahinayaa, isla markaana ay ku war gelinayaan dhamaan shirkadlayda dhismayaasha reer Somaliland ee ka shaqeeya hawlaha dhismaha, iyo Cidkasta oo danaynaysa usoo bandhigayaan 4 mashruuc oo dhismayaal kala duwan ee loo dhisayo Dawladda Faah-faahinta dhismayaashuna waa sidan hoos ku qoran.

S/N Nooca Dhismaha Faah-faahinta Dhismaha 1 Dhismaha Xarunta Waxbarashadda Buuhoodle Dhisme cusub 2 Dhismaha Xarunta Waxbarashadda Badhan Dhisme cusub 3 Dayactirka Dugsiyadda:
C/salaan Secondary School Bursan Secondary School Suuq sadde Secondary School Abdaal Primary School Dayacitr 4 Dhismaha xafiis cusub iyo Store ee dugsiga Qool cadde Dhisme cusub

Waxa lala socodsiinayaa dhamaan tartamayaasha sharafta leh inuu qandaraaskan kor kusani furmaayo 03/09/2019 isla markaana uu xidhmayo 10/09/2019 Maalinta Salaasa ah saacadu markay tahay 12:00am. Waxaana la furi doonaa Qandaraaska dhismayaasha, 11/09/2019, Maalinta Arbacada ah Saacadu markay tahay 10:00Am, waxaana lagu furi doonaa Xafiiska Guddida Qandaraasyadda Qaranka.

Haddaba, Shirkadaha danaynaya Qandaraaska Dhismayaashaas kala duwan hakala soo xidhiidho xafiiska Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo ku yaala shacabka Agagaarka madaxtooyada dabadeeda ama bariga Emperial hotel ama soo garaac Telphonadka ah 0634471788 ama 0634400437.

ALLAA MAHAD LEH
Maxamed Axmed Xassan (Jabarti-Saadle)
Agaasimaha Guud ee Guddida Qandaraasyada Qaranka