Baahin Qandaraas: 14 Febuary 2019

Xafiiska Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland wuxuu baahinayaa, isla markaana ay ganacsata Gaadiidka iibisa iyo cidkasta oo danaynaysa usoo ban dhigayaan gaadhi loo doonayo dawladda oo faah-faahintiisuna hoos ku qoran tahay:

S/N Nooca Gaadhiga loo doonayo Dawladda Faah-faahinta Gaadhiga
1 Toyota Landcruiser Vx (Calaawi) Vx Engine 1HD

Waxa lala socodsiinayaa dhamaan tartamayaasha sharafta leh inuu qandaraaska Gaadhigan uu furmayo 14 Februay 2019 isla markaana uu xidhmayo 17 Febuary 2019 Maalinta Axada ah saacadu markay tahay 10:00 am, waxaana la furi doonaa qandaraaska Baabuurka 03 Febuary 2019 10:00 am subaxnimo maalinta Axada ah, waxaana la furidoonaa qandaraaska baabuurka 18 Februay 2019 saacadu markay tahay 10:00AM, Subaxnimo maalinta isniinta, waxaana lagu furidoonaa Xafiiska gudiga Qandaraasyada Qaranka Somaliland.

Haddaba, Cidii danaynaysa Qandaraaska Gaadhigaas hakala soo xidhiidho xafiiska Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo ku yaala shacabka Agagaarka Emperial ama soo garaac Tellka: 0634471788 ama 0634400437.

ALLAA MAHAD LEH
Maxamed Axmed Xassan (Jabarti-Saadle)
Agaasimaha Guud ee G.Q.Qaranka