Baahin Qandaraas 15 August 2019

Xafiiska Guddida Qandaraasyda Qaranka Somaliland wuxuu baahinayaa, isla markaana ay ku war gelinayaan dhamaan shirkadlayda dhismayaasha reer Somaliland ee ka shaqeeya hawlaha dhismaha, iyo Cidkasta oo danaynaysa usoo bandhigayaan Dayactirka labada Biriij ee magalaada Burco waana sidan Faah-faahinta Dayactirka labada Biriij.

S/N Nooca Dayactirka Dhismaha Faah-faahinta Dhismaha
1 Deero Biriij Dayactirka Biriijka Deero ee Magaaladda Burco
2 China Biriij Dayactirka Biriijka China ee Magaaladda Burco

Waxa lala socodsiinayaa dhamaan tartamayaasha sharafta leh inuu Qandaraaska dayactirka labada Biriij uu furmaayo 15 /08/2019 isla markaana uu xidhmayo 19/08/2019 maalinta Isniinta ah saacadu markay tahay 12:00Am.

Waxaa la furi doonaa Qandaraaska Labada Biriij ee Magaaladda Burco, 20/08/2019, Maalinta Salaasada ah Saacadu markay tahay 10:00Am, waxaana lagu furi doonaa Qandaraaska Gobolka Tog-dheer ee Magaaladda Burco, gaar ahaan Xafiiska Badhaasabka Gobolka Tog-dheer.

Haddaba, Cidii danaynaysa Qandaraaska Gaadhigaas hakala soo xidhiidho xafiiska Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo ku yaala shacabka Agagaarka Emperial ama soo garaac Tellka: 0634471788 ama 0634400437.

ALLAA MAHAD LEH
Nuux Maxamed Xuseen
Gudoomiyaha Guddida Qandaraasyadda Qaranka