BAAHIN QANDARAAS: 17 March 2019

Xafiiska Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland wuxuu baahinayaa, isla markaana ay ganacsata Gaadiidka iibisa iyo cidkasta oo danaynaysa usoo ban dhigayaan gaadhi loo doonayo dawladda oo faah-faahintiisuna hoos ku qoran tahay.

S/N Faah-faahinta Gaadhiga loo doonayo Dawlada Nooca Gaadhiga
1 Toyota Land Cruiser PRADO

Sidookale waxaa lala socodsiinayaa dhamaan tartamayaasha sharafta leh inuu Qandaraaskani furmaayo 17 March 2019, Maalin Axad ah, kuna eegyahay 19 March 2019 Maalin Salaasa.
Waxaana la furi doonaa qandaraaska Baabuurka 19 March 2019 10:00am subaxnimo isla maalinta Salaasada ah, waxaana lagu furi doonaa Xafiiska Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland, isla maalintaasina ay dhici doonto kala xulida iyo kala saarista tartamayaasha.

Haddaba, Cidii danaynaysa Qandaraaska Gaadhigaas hakala soo xidhiidho xafiiska Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo ku yaala shacabka Agagaarka Emperial ama soo garaac Tellka: 0634471788 ama 0634400437.

ALLAA MAHAD LEH
Maxamed Axmed Xassan (Jabarti-Saadle)
Agaasimaha Guud ee G.Q.Qaranka