Baahin Qandaraas: 21 October 2019

Xafiiska Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland wuxuu baahinayaa, isla markaana ay ganacsata Gaadiidka iibisa iyo cidkasta oo danaynaysa usoo ban dhigayaan gaadiid loo doonayo dawladda oo faah-faahintiisuna hoos ku qoran tahay.

S/N Nooca Gaadhiga loo doonayo Dawladda
1 Gaadiid Toyota Noah
2 Toyota Gaadiid Verosa
3 Zusuki 2002
4 Toyota Haice Mini Bus

Waxa lala socodsiinayaa dhamaan tartamayaasha sharafta leh inuu qandaraaskan kor kusani furmaayo 21/10/2019 isla markaana uu xidhmayo 22/10/2019 maalinta Salaasa ah saacadu markay tahay 12:00am. Waxaana la furi doonaa qandaraaska Baabuurta isla 22/10/2019 11:00 AM subaxnimo maalinta Salaasadda ah, waxaana lagu furi doonaa Qandaraaska Baabuurta Xafiiska Guddida Qandaraasyada Qaranka.

Haddaba, Cidii danaynaysa Qandaraaska Gaadiidkaas iyo Faah-faahintoodaba hakala soo xidhiidho xafiiska Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo ku yaala Guriga Shaqaalaha Dhexdiisa ama Galbeedka Cumar Xaashi Building ama soo garaac Tellka: 0634471788 ama 0634400437.

ALLAA MAHAD LEH
Maxamed Axmed Xassan (Jabarti-Saadle)
Agaasimaha Guud ee Guddida Qandaraasyada Qaranka