Baahin Qandaraas: 22 April 2019

Xafiiska Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland wuxuu baahinayaa, isla markaana ay Ganacsata Gaadiidka iibisa iyo cidkasta oo danaynaysa usoo ban dhigayaan, gaadhi loo doonayo dawladda oo faah-faahintiisuna hoos ku qoran tahay.

S/N Nooca Gaadhiga loo doonayo Dawladda Faah-Faahinta Gaadhiga
1 UD Laba shidhle 1, Model 2002
2.Nooca Mashiinka MD92
3. Color Cadaan
4. Goobta Samaynta Japan

Sidookale waxaa lala socodsiinayaa dhamaan tartamayaasha sharafta leh inuu Qandaraaskani furmaayo 22 April 2019, Maalin Isniin ah, kuna eegyahay 25 April 2019 Maalin Arbacaa.

waxaana la furi doonaa qandaraaska Baabuurka 27 April 2019 10:00 am subaxnimo maalinta Sabtida ah, waxaana lagu furi doonaa Xafiiska Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland, isla maalintaasina ay dhici doonto kala xulida iyo kala saarista tartamayaasha.

Haddaba, Cidii danaynaysa Qandaraaska Gaadhigaas hakala soo xidhiidho xafiiska Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo ku yaala shacabka Agagaarka Emperial ama soo garaac Tellka: 0634471788 ama 0634400437.

ALLAA MAHAD LEH
Maxamed Axmed Xassan (Jabarti-Saadle)
Agaasimaha Guud ee G.Q.Qaranka