Baahin Qandaraas: 22 January 2019

Xafiiska Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland wuxuu baahinayaa, isla markaana ay ganacsata Gaadiidka iibisa iyo cidkasta oo danaynaysa usoo ban dhigayaan gaadiid iyo Engine loo doonayo dawladda oo faah-faahintooduna hoos ku qoran tahay:

S/N Nooca Gaadiidka Faah-faahinta Gaadiidka iyo Engine-da
1 Booyad Biyood Sino truck HOWO Condition: New
Brand Name: Sino truck HOWO
Track Model: HOWO 20m3 water Truck Tank
Drive wheel: 6X4
Horse power: 251-350hp
Transmission type: Manual,
Fuel type: Diesel
Tank Volume: 15001-30000L
Engine Capacity: 8L
Dimension: (L x W x H) (mm) 10350x2496x3048
Gross Vehicle Weight: 25000
Color: optional
Steering: 8198
Emission: standard Euro 3
Transmission: HW13710 - Front axle HF7, Rear axle ST16
Max Speed: 75
Fuel tank capacity: 350L
Cab-HW76.
2 Nissan Condor UD 6 Tan
3 Nissan Condor UD 6 Tan
4 Toyota Pick Up Engine 5L, 4WD
5 Engine Parkin 4 Postoon oo dab dhaliya ah (50kw)
6 Engine Parkin 3 Postoon oo dab dhaliya ah (45kw)

Waxa lala socodsiinayaa dhamaan tartamayaasha sharafta leh inuu qandaraaska Afarta (4) Baabuur iyo Labada Engine uu furmayo 22 January 2019 isla markaana uu xidhmayo 26/01/2019 Maalinta Sabtida ah saacadu markay tahay 10:00 Am, waxaana la furi doonaa qandaraaska Afarta Baabuur iyo Labada Engine 27/01/2019 10:00 AM subaxnimo maalinta Axada ah, waxaana lagu furi doonaa Xafiiska Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland, isla maalintaasina ay dhici doonto kala xulida iyo kala saarista tartamayaasha.

Haddaba, Cidii danaynaysa Qandaraaska Gaadiidkaas hakala soo xidhiidho xafiiska Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo ku yaala shacabka Agagaarka Emperial ama soo garaac Tellka: 0634471788 ama 0634400437.

ALLAA MAHAD LEH
Maxamed Axmed Xassan (Jabarti-Saadle)
Agaasimaha Guud ee G.Q.Qaranka