Baahin Qandaraas: 29 May 2019

Xafiiska Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland wuxuu baahinayaa, isla markaana ay usoo bandhigayaan dhamaan dadwaynaha danaynaya, Xaraashka Gaadidka hawl gabkaa ee Dawlada Somaliland.

Hadaba waxaa lala socodsiinayaa dhamaan tartamayaasha sharafta leh inuu Qandaraaskani furmaayo 29 May 2019, Maalinta Arbacada ah, kuna eegyahay 19 June 2019 Maalin Arbacaa.

Waxaana la furi doonaa Xaraashka Gaadidka hawl gabkaa ee Dawlada Somaliland, 20 June 2019, Maalinta khamiista ah Saacadu markay tahay 10:00am, waxaana lagu furi doonaa Hoolka shaqaalaha Dawladda.

Haddaba, Cidii danaynaysa Qandaraaskan hakala soo xidhiidho xafiiska Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo ku yaala shacabka Agagaarka Emperial ama soo garaac Tellka: 0634471788 ama 0634400437.

ALLAA MAHAD LEH
Maxamed Axmed Xassan (Jabarti-Saadle)
Agaasimaha Guud ee G.Q.Qaranka