Xafiiska Guddida Qandaraasyda Qaranka Somaliland wuxuu baahinayaa, Qandaraas Kaas oo ku xusan halkan hoose

Xafiiska Guddida Qandaraasyda Qaranka Somaliland wuxuu baahinayaa, isla markaana ku war gelinayaan dhamaan shirkadlayda iyo Ganacsatada reer Somaliland ee ka shaqeeya hawlaha Dhismaha iyo Cidkasta oo danaynaysa usoo bandhigayaan Qandaraasyo Dhismayaal kala duwan oo dawladdu doonayso Faah-faahinta Qandaraasyaduna waa sidan hoos ku qoran .

Xafiiska Iskaadhsiinta iyo Warbaahinta ee G.Q.Q 
Hargeisa Somaliland 

KA DAJISO HALKAN XOGTA OO DHAMMAYSTIRAN