Go'aan Mashruuc

Guddoomiyaha Guddida Qandaraasyada Qaranka, Mudane Abdoo Axmed Aayir, ayaa maanta oo ay bishu tahay 10-Nov-2025, ku dhawaaqay go’aanka mashruuc furitaankiisu ahaa maalintii Sabtida, 08-Nov-2025. Mashruucan waxa uu ahaa:
⇒ Mashruucaas oo ahaa Qandaraas Gaadiid loo doonayo Dawlada. 
Mashruucan waxa ku tartamay 19 shirkadood, waxaana short list isugu soo hadhay 3 shirkadood. Ugu dambayntiina, qiimeynta oo loo maray Xeerka Qandaraasyada Qaranka (Public Procurement Act), ee L.r 82/2018, iyo Habraacyada iyo Xeer Nidaamiyaha Qandaraas Bixinta, waxa ku guulaystay shirkada.

1. Blue sky motors.

Allah MAhad leh.

Xafiiska Xidhiidhka Bulshada iyo Warbaahinta
Guddida Qandaraasyada Qaranka