Go'aan Mashruuc

Guddoomiye Ku-xigeenka Guddida Qandaraasyada Qaranka, Mudane IbrahimDucale Cawke, ayaa maanta oo ay bishu tahay October 18, 2025, ku dhawaaqay go’aanka mashruuc furitaankiisu ahaa maalintii Arbacada, October 15, 2025. Mashruucan waxa uu ahaa:

⇒ Qandaraaska sawirada(satellite imaginary).

Mashruucan waxa ku tartamay 6 shirkadood, waxaana short list isugu soo hadhay 3 shirkadood. Ugu dambayntiina, qiimeynta oo loo maray Xeerka Qandaraasyada Qaranka (Public Procurement Act), ee L.r 82/2018, iyo Habraacyada iyo Xeer Nidaamiyaha Qandaraas Bixinta waxa ku guulaysatay:

1. SOM CONSULT.

Alla Mahad leh
Xafiiska Xidhiidhka Bulshada iyo Warbaahinta
Guddida Qandaraasyada Qaranka.