Agaasimaha Guud ee Guddida Qandaraasyada Qaranka Jsl iyo wefti hoggaaminayo oo maalmihii u danbeeyey safar shaqo ku marayey qaar kamid Gobolada dalka ayaa gaadhay magaalada laascanood ee Xarunta gobol

Agaasimaha Guud ee Guddida Qandaraasyada Qaranka Jsl iyo wefti hoggaaminayo oo maalmihii u danbeeyey safar shaqo ku marayey qaar kamid Gobolada dalka ayaa gaadhay magaalada laascanood ee Xarunta gobolka Sool.
Agaasimaha ayaa maanta si rasmi u furay Xafiiskii Guddida Qandaraasyada Qaranka ee gobolka Sool kaas oo qayb ka noqon doona dadaalada iyo hawlaha shaqo ee guddidu qaranka u Hayso.
gudoomiyaha gobolka Sool ayaa dhankiisa soo dhaweeyey una mahadcelinayey weftiga u hogaaminayo Agaasimaha Guud ee Guddida Qandarasyada Qaranka Somaliland.

Xafiiska Warbaahinta GQQ.