Agaasimaha Guud ee Guddida Qandaraasyada Qaranka oo ay weheliyaan xubno ka mid ah Agaasime waaxeedyada Guddida Qandaraasyada Qaranka ayaa maanta Xoghayaha gobolka Awdal kala wareegay Xafiis ay ku meel

Agaasimaha Guud ee Guddida Qandaraasyada Qaranka oo ay weheliyaan xubno ka mid ah Agaasime waaxeedyada Guddida Qandaraasyada Qaranka ayaa maanta Xoghayaha gobolka Awdal kala wareegay Xafiis ay ku meel gaadh ahaan u sii isticmaali doonno Iskuduwaha Guddida Qandaraasyada Qaranka JSL.
Agaasimaha Guud ayaa uga mahadnaqay maamulka gobolka sida fiican ee ay u soo dhaweeyeen una qaabileen.
Guddida Qandaraasyada Qaranka ayaa wada dardargelinta dhanka daadejinta maamulka iyo adeega qandaraas bixinta ee dalka.

Xafiiska Warbaahinta Guddida Qandaraasyada Qaranka