Agaasimaha Guud oo shir u qabtay shaqaale waynaha Xafiiska Gudidda Qandaraasyada Qaranka

Agaasimaha Guud oo shir u qabtay shaqaale waynaha Xafiiska  Gudidda Qandaraasyada Qaranka kaas oo lagaga hadlaayay 
Dardar galinta shaqooyinka xafiiska iyo sidii sanadka cusub loo hirgalin lahaa hawlaha xafiiska u yaal iyo qorshayaasha guud