Baahin Mashaariic kale duwan Dhismayaal iyo Timirtii..

Xafiiska G.Q.Q waxa uu ganacsatada JSL la socodsiinayaa inuu baahinayo mashaariic loo doonayo dawlada kuwaas oo kala ah Dhismayaal iyo Timirtii afurinta ciidamada Qalabka sida.