Xafiiska Guddida Qandaraasyda Qaranka Somaliland wuxuu baahinayaa, isla markaana ku war gelinayaan dhamaan shirkadlayda iyo Ganacsatada reer Somaliland ee ka shaqeeya hawlaha Dhismaha iyo Cidkasta oo danaynaysa usoo bandhigayaan Qandaraasyo Dhismayaal kala duwan oo dawladdu doonayso Faah-faahinta Qandaraasyaduna waa sidan hoos ku qoran .