Baahin Qandaraas Daamur

Xafiiska Guddida Qandaraasyda Qaranka Somaliland wuxuu baahinayaa, isla markaana ku war gelinayaan dhamaan shirkadlayda iyo Ganacsatada reer Somaliland ee ka shaqeeya hawlaha DAAMURKA iyo Cidkasta oo danaynaysa usoo bandhigayaan Qandaraas IIB DAAMUR oo dawladdu doonayso Faah-faahinta Qandaraasyaduna waa sidan hoos ku qoran .