Baahin Qandaraas Gaadiid

Xafiiska Guddida Qandaraasyda Qaranka Somaliland wuxuu baahinayaa, isla markaana ku war gelinayaan dhamaan shirkadlayda iyo Ganacsatada reer Somaliland ee ka shaqeeya hawlaha Gaadiidka iyo Cidkasta oo danaynaysa usoo bandhigayaan Qandaraas Gaadiid oo loo doonayo dawlada Faah-faahinta Qandaraaskuna waa sidan hoos ku qoran .