Dhismaha Suuqa Waaheen / Waaheen Shopping Centre

Gudida Qandaraasyada Qaranku, waxa ay dhammaan shirkadaha reer Somaliland iyo caalamiga ah ba ee leh khibradda iyo aqoonta dhismaha heerka sare la wadaageysaa ‘’Mashruuca Dhismaha Suuqa Waaheen’’. Suuqan oo loo dhisayo hab casri ah, waxaa shirkadaha awoodda u leh in ay fuliyaan mashaariic noocan oo kale ah la la wadaagayaa fursadan iyo in ay soo gudbiyaan dhammaan shuruudaha ku xusan nuqulka waraaqda halkan hoose ku lifaaqan.
 
----
 
The Somaliland National Tender Board (NTB) invites local and international bidders to submit Expression of Interest (EoI) for the construction of ‘’Waaheen Shopping Centre’’. The Shopping Mall is a government owned business centre. The qualified bidders who meet the requirements stated in the attached EoI document shall sent their EoI documents to the stated email and address.

Halkan hoose kala deg faahfaahinta
Click here to view or download.