
Go'aan Mashruuc
Guddoomiyaha Guddida Qandaraasyada Qaranka, Mudane Abdoo Axmed Aayir, ayaa maanta oo ay bishu tahay September 27, 2025, ku dhawaaqay go’aanka mashruuc furitaankiisu ahaa maalintii Isniinta, September 22, 2025. Mashruucan waxa uu ahaa:⇒ ???????????????????????????????? ???????????????? ????????????????-???????? ???????????????????????? ????????????????????????????????????????????
Mashruucan waxa ku tartamay 12 shirkadood, waxaana short list isugu soo hadhay 3 shirkadood. Ugu dambayntiina, qiimeynta oo loo maray Xeerka Qandaraasyada Qaranka (Public Procurement Act), ee L.r 82/2018, iyo Habraacyada iyo Xeer Nidaamiyaha Qandaraas Bixinta ee Qiimeynta Mashaariicda Dhismaha, waxa ku guulaysatay Shirkada:
1. ???????????????????????? ???????????????????????????????????????????? ???????????????????????????? (????????????????????)
???????????????????? ???????????????????? ????????????
Xafiiska Xidhiidhka Bulshada iyo Warbaahinta
Guddida Qandaraasyada Qaranka