Guddida Qandaraasyada Qaranka ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay furay 6 Mashruuc oo loo fulinayo Dawladda kuwaas oo kala ah: * Mashruuca Biyo Balaadhinta Ceerigaabo * Mashruuca Dhismaha Xafiiska Kall

Guddida Qandaraasyada Qaranka ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay furay 6 Mashruuc oo loo fulinayo Dawladda kuwaas oo kala ah:
* Mashruuca Biyo Balaadhinta Ceerigaabo
* Mashruuca Dhismaha Xafiiska Kalluumaysiga
* Mashruuca Biyo-xidheenka Dabaylweyne
* Mashruuca Iibkq Printers Zebra
* Mashruuc Iibka Gaadiidka (2 Mashruuc)
Mashaariicdan waxaa laga maalgelinayaa Miisaaniyadda Qaranka 2022. Mashaariicdan kala duwan 35 shirkadood oo kala duwan ayaa ku soo tartamayay.
Guddoomiyaha Guddida Qandaraasyada Qaranka ayaa u mahadceliyey dhammaan shirkadaha, una sheegay in go’aanka lagu dhawaaqi doonno Khamiista, November 17, 2022, 10:00 AM, Xafiiska Guddida Qandaraasyada Qaranka.
Allaa Mahad Leh

Xafiiska Warbaahinta