Guddida Qandaraasyada Qaranka, wuxuu baahinayaa

Guddida Qandaraasyada Qaranka, wuxuu baahinayaa, islamarkaana ku wargelinayaa, dhammaan shirkadlayda iyo ganacsatada reer Somaliland ee ka shaqeeya hawlaha Iibka Gaadiidka iyo cid kasta oo danaynaysa u soo bandhigayaa Qandaraas Iib Gaadhi oo loo doonayo Dawladda.