Gudoomiyaha iyo la taliyaha qandaraasyada qaranka oo

Guddoomiyaha Guddida Qandaraasyada Qaranka Mudane Maxamed Cabdilaahi Guuleed iyo Lataliyaha Guddida Qandaraasyada Qaranka Xasan Maxamed Askar oo ay wehelinayaan xubno ka socda Hay’adda Qandaraasyada Uganda ayaa kulan la qaatay maamulka Hay’adda NSSF (National Social Security Fund) oo ah Hay’adda Hawlgabka Shaqaalaha kana mid ah Hay’addaha dawliga ah ee ugu waaweyn dalka Uganda