Kooxda ku ciyaarta magaca Guddida Qandaraasyada Qaranka ee gobolka Togdheer oo guulo hor leh ka soo hooyay intii uu socday wareega heerarka 1aad iyo 2aad ee gobolka Togdheer ayaa maanta ciyaaray ciyaa

Kooxda ku ciyaarta magaca Guddida Qandaraasyada Qaranka ee gobolka Togdheer oo guulo hor leh ka soo hooyay intii uu socday wareega heerarka 1aad iyo 2aad ee gobolka Togdheer ayaa maanta ciyaaray ciyaartii finalka ahayd.
In kasta oo aannay guushu raacin kooxda, waxa ay soo bandhigeen ciyaar wanaag aad u heer sarreeya.
Ciyaarta Waxaa goob ka ahaa Agaasimaha Waaxda Gaadiidka ee Guddida Qandaraasyada Qaranka iyo Iskudawaha Guddida Qandaraasyada Qaranka ee gobolka Togdheer.

Xafiiska Warbaahinta