
Ujeedo: Baahin Qandaraaska Sawirada
Hargeisa [28-09-2025] Guddida Qandaraasyada Qaranka iyaga oo raacaya xeerka Qandaraasyada qaranka (Xeer Lr.82/2018) waxay si kalsooni leh ugu baahinayaan dhamaaan qandaraaslayasha u qalma inay so xaraystaan qandaraaska Sawirada(Satellite imaginary).

Alla Mahad Leh