Soo dhawayntii Gudoomiye ku xigeenka Gudidda Qandaraasyada Qaranka Mudane Cabdicasiis..

Gudoomiyaha Gudidda Qandaraasyada Qaranka iyo Xubnaha gudidda iyo agaasime waaxeedada G.Q.Q oo soo dhawayn balaadhan ugu sameeyay xafiiska Guud ee Gudidda qandaraasyada qaranka.
halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyay Gudoomiye ku xigeenka cusub ee uu soo magacaabay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi.