UJEEDDO: BAAHIN QANDARAAS.

Xafiiska Guddida Qandaraasyda Qaranka Somaliland wuxuu baahinayaa, isla markaana ku war gelinayaan dhamaan shirkadlayda iyo Ganacsatada  reer Somaliland ee ka shaqeeya hawlaha Gaadiidka iyo Cidkasta oo danaynaysa usoo bandhigayaan Qandaraas Gaadiid  oo loo doonayo  dawlada Faah-faahinta Qandaraaskuna waa sidan hoos ku qoran .

No

Nooca Qandaraaska

Faah-faahinta Qandaraaska

1.

Toyota Hilux

Model:2020

Midab: Cadaan

Gear: Manual

Fuel: Diesel

String: Right

Machine: 2TD

 

F.G: Waxa Lala Socodsiinayaa Dhamaan Tartamayaasha Sharafta Leh In Qaadashada Qandaraasku uu  xidhmayo 12/12/2021 Maalinta Axada Ah Saacadu Markay Tahay 12:00Am, Waxaana La Furi Doonaa Qandaraaska Gaaadiidka 13/12/2021, Maalinta Isniinta Ah Saacadu Markay Tahay 10:00Am, Waxaana Lagu Furi Doonaa Xafiiska Guddida Qandaraasyadda Qaranka. Haddaba, Shirkadaha Danaynaya Qandaraasyadaas Hakala Soo Xidhiidho Xafiiska Guddiga Qandaraasyada Qaranka Oo Ku Yaala Guriga Shaqaalaha Dhexdiisa ama Galbeedka Cumar Xaashi Building ama Soo Garaac Telphonadka ah 0634424667 Ama 0634316571

 

Ku:Warbaahinta Jaraa’idada: Mudanayaal, waxaan idinka codsanaynaa inaad noo baahisaan mudo 4 Cisho ah oo ka bilaabmaya 07/12/2021 kuna eeg 11/12/2021.

 

 

ALLAA                             MAHAD                                   LEH

Rooda Cabdi Xasan

Ku Simaha Ag/Guud Ee Gudidda Qandaraasyada Qaranka

Halkan Hoose Kala Deg fileka