
Ujeedo: Baahin Qandaraas Xaraashka Qalab Duug ah (iskaraab)
Hargeysa[24-09-2025] Xukuumada Jamhuuriyada Somaliland, oo maraysa Guddida Qandaraasyada Qaranka, waxay si kalsooni leh ugu baahinayaan dhamaan qandaraaslayaasha u-qalma inay soo xaraystaan Qandaraaska Xaraashka Qalab Duugoobay(iskaraab).mashruucu wuxu ku saabsan yahay Xaraashka Qalab Duug ah(Iskabaab). shaqada waxa lagu fulinayaa si waafaqsan shuruucda u degsan xaraashka alaabta sida faahfaahinta alaabta la xaraashayo iyo shuruucaha farsamo ee kale.