Ujeedo: Baahin Qandaraaska Gaadiid loo doonayo dawlada
Hargeisa [13-10-2025] Guddida Qandaraasyada Qaranka iyaga oo raacaya xeerka Qandaraasyada qaranka (Xeer Lr. 82/2018) waxay si kalsooni leh ugu baahinayaan dhamaaan qandaraaslayasha u qalma inay so xaraystaan qandaraaska iib Gaadiid loo doonayo dawlada.

Alla Mahad Leh