Ujeedo: Baahinta Labo Qandaraas.

Guddida Qandraasyada Qaranka ayaa baahinaya labo qandaraas oo kala ah
1. Qandaraaska Timirta Ciidanka Qaranka.
2. Qandaraaska Raashin Kala Duwan oo Loo Doonayo Dawlada.