Xafiiska Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland, wax uu baahinayaa, isla markaana ku wargelinayaa, dhammaan shirkadlayda iyo ganacsatada reer Somaliland ee ka shaqeeya hawlaha iibka gaadiidka iyo c

Xafiiska Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland, wax uu baahinayaa, isla markaana ku wargelinayaa, dhammaan shirkadlayda iyo ganacsatada reer Somaliland ee ka shaqeeya hawlaha iibka gaadiidka iyo cid kasta oo danaynaysa u soo bandhigayaa Qandaraasyo gaadiid oo loo doonayo Dawladda.