Xafiiska Guddida Qandaraasyda Qaranka Somaliland

Xafiiska Guddida Qandaraasyda Qaranka Somaliland wuxuu baahinayaa, isla markaana ku war gelinayaan dhamaan shirkadlayda dhismayaasha reer Somaliland ee ka shaqeeya hawlaha dhismaha, Ganacsatada iibisa Qalabka Caafimaadka, Qalabka Lagu baadho Macdanta iyo Ganacsata iibisa Baabuurta Noocyadoodka kala duwan, iyo cidkasta oo danaynaysa usoo bandhigayaan Mashaariic kala duwan oo loo doonayo Dawladda Faah-faahinta Mashaariicdaasina waa sidan hoos ku qoran .