Baahin Qandaraas (Kordhin Wakhti). Guddida Qandaraasyada Qaranku waxa ay ku wargelinaysaa Qandaraaslayaasha Caalamiga (International Bidders) ah iyo kuwa Maxaliga ah (Local Bidders), in soo gudbinta

Baahin Qandaraas (Kordhin Wakhti). 

Guddida Qandaraasyada Qaranku waxa ay ku wargelinaysaa Qandaraaslayaasha Caalamiga (International Bidders) ah iyo kuwa Maxaliga ah (Local Bidders), in soo gudbinta codsiyada ka qayb qaadashada Mashruuca Dhismaha Suuqa Waaheen la gu daray wakthi dheeraad ah. Wakhtiga la gu daray waxa uu ku eeg yahay 27 July 2022, 5:00 PM (EAT). Wax ba laga ma bedelin documentkii horre loo daabacay.

Extension of Deadline 

The Somaliland National Tender Board would like to inform the International and local bidders that the submission deadline of the Expression of Interest for the Construction of Waaheen Shopping Centre has been extended until 27 July 2022, at 5:00 PM (EAT). No other changes have been made to the original documents published earlier.

Halkan Hoose kala deg xog dheeraad ah 
More Information download here