Baahin Xafiiska gudida qandaraasyada
Xafiiska Guddida Qandaraasyda Qaranka Somaliland wuxuu baahinayaa, isla markaana ku war gelinayaan dhamaan Ganacsatada iibisa ama soo dajisa Qalabada Wadooyinka ee Caterpillar, iyo Cidkasta oo danaynaysa usoo bandhigayaan Caterpillar loo doonayo Dawladda Faah-faahinta Qalabkana waa sidan hoos ku qoran .