Guddoomiyaha Guddida Qandaraasyada Qaranka ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 15 October 2022 ku dhawaaqay go’aanka labada mashruuc dhisme ee

Guddoomiyaha Guddida Qandaraasyada Qaranka ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 15 October 2022 ku dhawaaqay go’aanka labada mashruuc dhisme ee ay Guddidu Qandaraasyadu fureen 12 October 2022. Labada mashruuc oo kala ah: dhismaha Xafiiska Maaliyadda ee Maxakamadda Degmada Hargeysa iyo dhismaha Maxakamadda Degmada Dilla. Mashruuca Dhismaha Xafiiska Maaliyadda Ee Maxakamadda Hargeysa ayaa waxaa ku guulaystay Shirkadda Al-Sharaf Construction Company. Halka Dhismaha Maxakamada Degmadda Dilla ay ku guulaysatay shirkadda Eastern Construction Company. Guddoomiyaha ayaa shirkaddaha