Gudida Qandaraasyadu Waa Xafiis Cadaladeed ''Agaasimaha Gudida Qandaraasyada
Agaasimaha Guud ee gudidda qandaraasyada qaranka mudane Axmed Cabdirisaaq Diiriye oo Soo dhaweeyay Gudoomiyaha cusub ee G.Q.Q Mudane Maxamed Cabdilaahi Guuleed, siina sogootiyay Gudoomiyihii Hore Nuux Maxamed Xuseen