UJEEDDO: BAAHIN QANDARAAS. Xafiiska Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland, wax uu baahinayaa, isla markaana ku wargelinayaa, dhammaan shirkadlayda iyo ganacsatada reer Somaliland ee ka shaqeeya haw

UJEEDDO: BAAHIN QANDARAAS.
Xafiiska Guddida Qandaraasyada Qaranka Somaliland, wax uu baahinayaa, isla markaana ku wargelinayaa, dhammaan shirkadlayda iyo ganacsatada reer Somaliland ee ka shaqeeya hawlaha iibka Gaadiidka iyo adeegyada kale iyo cid kasta oo danaynaysa u soo bandhigayaan Qandaraasyo iib Gaadiid kala duwan oo loo doonayo Dawladda. Faahfaahinta Qandaraasyaduna waa sidan hoos ku qoran: