wareegto Madaxweyne

Hargeysa [27-08-2025]
Gudoomiyaha Guddida Qandaraasyada Qaranka, Mudane Cabdo Axmed Aayir ayaa shir jaraaid ku qabtay xafiiskiisa, isago ku faahfaahiyay kuna adkeeyay wareegtadii Madaxwaynaha JSL soo saaray
ee la xidhiidhay in mashaariicda laga maalgeliyo deeqaha caalamiga ah, bangiyada caalamiga ah, si rasmi ah loo hoos geeyay Guddida Qandaraasyada Qaranka.